Qeexid

"Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan."

Qeexid Xigta

Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine