Qeexid

"Wax la koobay ahaansho."

Qeexid Kale

Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.

Qeexid Xigta

Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooban2 oo kali ah:
  • Waxaa kaloo la magacaabey Guddi dhexdhexaadin ah oo ka kooban25 kuwaas oo xalin doona Colaada dhextaala beelahan.