Qeexid
"Ka k.: cid war xiiso leh sheegaysa hadal ka gurid."
[-iyay, -isay]
koob yay
koob say
f.mg2"Ka k.: cid war xiiso leh sheegaysa hadal ka gurid."
Wadaag:
Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.
Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
m.l
Wadaag:
Wax dham maantood wada marid ama wada aqoon.
Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la koobay ahaansho.
Ku k.: wax ku eg meel oo aan dhaafsaneyn ahaansho. “Ceebtaasi Cali bay ku koobantahay”.
Ka k.: wax dhawr shey isugu jira ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag: