Qeexid

"Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood."

Qeexid Kale

Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.

Qeexid Xigta

Hadal hoos laysugu sheego; faq.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kood oo kali ah:
  • Ugu danbeyntii Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka codsaday shacabka Soomaaliyeed in ay u istaagaan xasilinta dalkooda isla markaana meel looga soo wada jeesto sidii loo xalin lahaa dhibaatada jirta.
  • Waxay maskaxdeedu soo ragaadinaysay aragtiyo ay malaysanaysay kuwaasi oo ahaa inuu daroogiiste noqday oo kolba gidaarrada u hoyda, mararka qaarkoodna waxay ku soo celceshanaysay isaga oo la xidhay oo mastaafur loogu keenay guriga dhexdiisa.