Qeexid
"(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo."

Wadaag:
(daaw.) Maaddo kiimikaad oojirku u baahanyahay qaddar yar si loo gaarokoritaan caafimaad qaba. Jirka qof weynwaxa ku jira 30 mg. oo ayodhiin ah, intabadanna rasin ku tahay qanjirka dhiiqa eetaayroodka.
m.l
Wadaag:
Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
Hadal hoos laysugu sheego; faq.
Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
m.l
Wadaag:
Hadal sir ah cid ku qarsasho.
Cid shukaansasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Curiye adke ah oo bidamidabkiisuna yahay buluug madow kanatirsan haloojiinada (ururka VII ee tusahakalgalka curiyayaasha).
m.l
Wadaag:
(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”.
mu.lh.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Macallinkooda ayay la tashadaeen”. ld kood2.
dk.lh.l
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag: