Qeexid

"Hadal sir ah cid ku qarsasho."

Qeexid Xigta

Cid shukaansasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koodi oo kali ah:
  • Waddamada Isbaanishka iyo Talyaaniga ayaa guul-darrooyinkoodii u aaneeyay garsoorayaashii maamulay ciyaarihii ay la yeesheen waddanka martigelinaya ee koonfurta Kuuriya.
  • Wasiirka Gaashaan-dhiga ee Nayjar ayaa isna idaacada dalkiisa u sheegay in la xidhay tiro askara oo ahaa kuwii ka qaybqaatay kacdoonkii askarta, iyada oo kuwo kalena raadkoodii lagu taagan yahay.