Qeexid
"eeg koodi. ld koodis."
"eeg koodi. ld koodis."
Wadaag:
Hadal sir ah cid ku qarsasho.
Cid shukaansasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) (daaw.) Dawo xanuun bi'iso ah oo laga sameeyo morfiinta laakiinse awooddeeda xanuun bi'inta iyo dejinta maskaxdaba ay yartahay, waana sun yartahay waxa laga qaataa afka iyo duritaan si xanuun loo yareeyo ama qufac loo joojiyo.
m.dh
Wadaag:
Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
Hadal hoos laysugu sheego; faq.
Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
m.l
Wadaag:
Xiddig naafaha ka mid ah, oo u dhexeysa majinta iyo dirirdayga.
m.dh
Wadaag:
Geed nagaar dhulka ku faalala oo leh laamo dhudhuuban, caleemo yaryar iyo buruq biyo badan oo la cuno.
m.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Macallinkooda ayay la tashadaeen”. ld kood2.
dk.lh.l
Wadaag:
(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”.
mu.lh.l
Wadaag: