Qeexid

"(-do, m.l) Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan. ld koofi, koofiyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koofiyad oo kali ah:
  • Koofiyadda wuxuu saari jiray sunnayaasha dushooda.
  • "Waxa igu dhacay yaab iyo amakaag, sidii ay dadku u farxeen qaylo ayay cirka ku toleen, waxay cirka u ganeen koofiyadahoodii, dadkii igu jees-jeesi jirey, intay garabka iga dhirbaaxeen ayay yidhaahdeen, waanu kugu kalsoonahay inaad ku guulaysato tartanka.