Qeexid
"Jiha waqooyiga liddiga ku ah. ld koonfur."
"Jiha waqooyiga liddiga ku ah. ld koonfur."
Wadaag:
(-ro, m.l) Magac aan qof kiisii runta ahaa ahayn; naanays.
m.dh
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan. ld koofi, koofiyo.
m.dh
Wadaag:
koofiyad xidid m.l (baay.) Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag:
Wax dham maantood wada marid ama wada aqoon.
Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
(-kayaal, m.l/dh) Qof cunto kariska si fiican u yaqaan.
m.l
Wadaag:
Laba xarriiqood meesha ay isugu yimaadaan dhinaca dibadda ah.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.
Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
m.l
Wadaag: