Qeexid

"eeg kooli. ld koolis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koolin oo kali ah:
  • Kadibna waxa u dhashay wiil yar oo ay u bixiyeen Warsame kaasoo Foosto-riix sii ilawsiiyay caruurtiisii hore isaga oo ku mashquulay kolkoolintiisa iyo tarbiyadiisa si uu degdeg ugu koro.
  • Kobtay taallo xuduntaadu oon ‘ lagugu koolkoolin Oon Timacaddoo kale abwaan ‘ Barkhadcas kuu joogin Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?