Qeexid

"Ilmo yar si gacalo leh u barbaarin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koolkooli oo kali ah:
  • Waa curad hablo mooyee aan wiilal la dhalan noloshiisana inta badan la oo qaatay labadiisa waalid iyo walaalihii, waxanu fursad u helay in waalidkiisu in badan koolkooliyaan kalgacayl dheeraad ahna u qabaan.
  • Kobtay taallo xuduntaadu oon ‘ lagugu koolkoolin Oon Timacaddoo kale abwaan ‘ Barkhadcas kuu joogin Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?