Qeexid
"Miyirbeel."
"Miyirbeel."
Wadaag:
Weel yar oo bir ka samaysan oo wax lagu cabbiro ama biyaha la darsado.
m.dh
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Kansarka sooha xiriirka cudurkan wuxuu ku dhici karaa meelwalba oo jirka ka mid ah, maadaama uu ka kaco sooh xubin wax ka sameeya ee uusan gaar u ahayn xubin khaas ah. Wuxu ka kici karaa: sooh mayraxeed, muruq, baruur, laf, carjow, xuubka xubno isgoysyada (synovium), xididdada dhiigga iyo liinfada iyo soohyo kala duwan oo kale.
m.dh
Wadaag:
Wax dham maantood wada marid ama wada aqoon.
Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
Hadal hoos laysugu sheego; faq.
Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
m.l
Wadaag:
Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan.
Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
m.l
Wadaag:
Laba xarriiqood meesha ay isugu yimaadaan dhinaca dibadda ah.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur indheed muddo dheer oo la isqaadsiiyo: nooc daran ee infekshinka xoobka indhaha oo uu keeno jermi u dhexeeya fiiruska iyo baktiiriyada oo la yirahdo “chlamydia trachomatis” cudurka wuxu ku badanyahay dalalka kulul.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
Ka k.: cid war xiiso leh sheegaysa hadal ka gurid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal sir ah cid ku qarsasho.
Cid shukaansasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: