Qeexid
"Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid."
Qeexid Xigta
Koorabixis adeegsasho.
[-ray, -rtay]
koor3 ay
koor3 tay
f.mg1"Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid."
Koorabixis adeegsasho.
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
m.l
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Koore saarid (Faras, baqal).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qof dad kale ka soocid jirro ama sabab kale awgeed.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.
m.dh
Wadaag: