Qeexid
(-yayaal, m.dh) Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.
(-yayaal, m.dh) Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Kooraggooye ahaansho (nin).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Senge (faras).
Qeexid Xigta: ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -gooyay, -goysay
Qeexid: Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn.
Qeexid Xigta: Si cadaawad leh u dagaalamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Cayayaan jiraca u eg, kase weyn oo kolkii la cariyo ur aad u qurmuun sii daaya; noole ura. ld magangooye (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg kooree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid.
Qeexid Xigta: Koorabixis adeegsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.dh) Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal.
Qeexid Xigta: Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Koor yeerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg koor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Koore saarid (Faras, baqal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg koori.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld kooxkoox.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kuul madow oo quraarad ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]