Qeexid
"Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro."
"Nooc ka mid ah jarta la ciyaaro."
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid.
Koorabixis adeegsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
Koore saarid (Faras, baqal).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal.
Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
m.l
Wadaag: