Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha."
"(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha."
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub (shanboollo), nin inuu wada qabto turubka oo dhan ballan qaadid.
Koorabixis adeegsasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
m.l
Wadaag:
Koore saarid (Faras, baqal).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal.
Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.dh) Nin farsamaynta kooraha ku wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Bir dhuuban, daab xooggan leh oo weelasha lagu xordo.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.dh) Nin fuulitaanka fardaha aad u yaqaan.
m.l
Wadaag: