Qeexid
"Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro."
[-rtay, -ratay]
koosaar tay
koosaar atay
f.g3"Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro."
Wadaag:
Cunto iidaan ku darid. ld goosaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar1.
m.dh
Wadaag:
Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
eeg koosaaran. ld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar naansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Midab madow oo neef ido ah dusha uga yaal.
Duudka fardaha meesha kooraha la saaro.
m.l
Wadaag:
Si aayar ah u ordid (faras).
f.mg2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
(dii.) Dadka sheegta inay haystaan diinta Nebi Ciise; Kiristaan; Masiixi. ld nasaari.
m.dh.u
Wadaag: