Qeexid
"eeg koosee."
"eeg koosee."
Wadaag:
(xis.) Fansaan tirigonoomeeteri ee xagal. Kosayska xagal + (cos+) ee saddexagal qumman waa saamiga dhinaca la deriska ah xagasha + iyo shakaalka.
Absiisaha bar ku taalla goobo halbeeg ah marka laga hadlayo habdhiska kulannada laydi.
m.l
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
Cunto iidaan ku darid. ld goosaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hilib, caano, subag iwm oo cuntada la cunayo lagu iidaanto. ld goosaar1.
m.dh
Wadaag:
Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax la koosaaray ahaansho. ld goosaaran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Si aayar ah u ordid (faras).
f.mg2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
(daaw.) Alkolooyd laga sameeyey caleenta geedka loo yaqaan kooka (erythroxylon coca) amaba shaybaarrada lagu diyaariyo, waxa loo isticmaalaa dawo suuxiso meel kooban ee jirka, sida: qalliinka isha, dhegta, sanka iyo cunaha.
m.dh
Wadaag:
eeg koosaaran. ld goosaarnaan, goosaarnaansho, koosaar naansho.
m.f.dh
Wadaag: