Qeexid
"(-do, m.l) Haweeney aan Ilaah iyo Nabigiisa rumasnayn."
"(-do, m.l) Haweeney aan Ilaah iyo Nabigiisa rumasnayn."
Wadaag:
koofiyad xidid m.l (baay.) Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.
Wadaag:
(-do, m.l) Shey ka samaysan dun, dhar iwm. oo raggu madaxa gashadaan. ld koofi, koofiyo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qeyb ka mid ah Jaamacad oo lagu barto cilmi gaar ah sida sharciga, daawada iwm.
m.dh
Wadaag: