Qeexid

"ld kow."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koow oo kali ah:
  • Ciyaartoyga kale ee ku dhaw inay gaadhaan derejada kooxaha heerka koowaad oo ah (200) oo gool waxay kala yihiin weeraryahanka reer Argentine iyo Roma, Gabriel Batistuta oo leh 178 gool iyo weeraryahanka Bologna ee Giuseppe Signori oo isna leh 170 gool.
  • Doorashadii Goleyaasha Deegaanku waxay lahayd laba weji, waa tan koowaade waxaa la kala reebayay lixdii Urur siyaasi, taas oo looga dan lahaa in ay Saddex Xisbi Qaran soo baxaan iyo Mudanayaashii Goleyaasha Deegaanka oo la dooranayey.