Qeexid

"Tiro isku duuban oo aan badnayn."

Qeexid Kale

Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.

Qeexid Xigta

(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine