Qeexid
"(-xo ..., m.l) (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno."
"(-xo ..., m.l) (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno."
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oosameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagubeddelo koox orgaanig ah.
m.dh
Wadaag:
kooxaha dhiigga m.l (baay.) Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale.
Wadaag:
(-xo ..., m.l) (kiim.) Kooxda orgaanikada ee - COOH, taas oo laga helo kaarbogsilik asiidhada.
m.l
Wadaag: