Qeexid

"kooxaha dhiigga m.l (baay.) Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooxaha oo kali ah:
  • Eritrea oo beenisay inay hub siisay kooxaha kazoo horjeeda dowladda FKMG ee Soomaaliya.
  • Qorshahan ayaa waxaa uu qeyb ka yahay ka hortag ay kooxaha mucaaradka ku sameynayaan in ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda aysan ku sii faafin fariisamo muhiim ah oo maalmahan ay ka cabsanayeen mucaaradka in ay ku faafaan.