Qeexid
"eeg kooxee. ld kooxays."
"eeg kooxee. ld kooxays."
Wadaag:
kooxaha dhiigga m.l (baay.) Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar ka mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale.
Wadaag:
Tiro isku duuban oo aan badnayn.
(muus.) Dad badan oo aaladaha la afuufo ama la garaaco ee muusikada yeeriya.
Dad badan oo ciyaartoy ah oo kubbadda nooc ka mid ah ciyaara.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Fansaan tirigonoomeeteri ee xagal. Kosayska xagal + (cos+) ee saddexagal qumman waa saamiga dhinaca la deriska ah xagasha + iyo shakaalka.
Absiisaha bar ku taalla goobo halbeeg ah marka laga hadlayo habdhiska kulannada laydi.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Alkolooyd laga sameeyey caleenta geedka loo yaqaan kooka (erythroxylon coca) amaba shaybaarrada lagu diyaariyo, waxa loo isticmaalaa dawo suuxiso meel kooban ee jirka, sida: qalliinka isha, dhegta, sanka iyo cunaha.
m.dh
Wadaag:
(-xo ..., m.l) (kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytarojiin aanu ku dheggeneyn kooxo kaarbonayt ama atamyo kale oo haydarojiin ah. Ururku waa kooxda amayno.
m.l
Wadaag:
Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed.
(-sas, m.l) Gobol; dhul.
m.l
Wadaag:
In yar oo aan badayn oo xoolo, ugaar iwm oo wada jira; horin; koox.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog.
(t) ld kow.
mu.ac.l
Wadaag: