Qeexid

"Koox koox ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kooxee oo kali ah:
  • Tusaale haddaan soo qaato waxa dhacda oday wiilashuu dhalay iyo naftiisiiba u huray waxa loogu yeedhoo Kaaba Qabiil, Qabqable Dagaal, Hoggaamiye Kooxeed, Wadaad Diineed Dagaal Ooge ah iwm.
  • Goobjoogayaal ayaa u sheegay Garowe Online in laba ka tirsan ciidamada Al-shabaab lagu dilay iskahorimaadkaas, iyadoo dadka xaafada Xamarjadiid ay durba muujiyeen cabsi ku aadan inay dhici karaan dagaalo kooxeedyo qarxa.