Qeexid
"Meel sare; dul."
Qeexid Xigta
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
"Meel sare; dul."
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
m.l
Wadaag:
Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Faras qoor ah oo loo reebo in uu fardaha boodo.
m.l
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: