Qeexid
"Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho."
Qeexid Xigta
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
[-ray, -rtay]
kor2 ay
kor2 tay
f.mg1"Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho."
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
Wadaag:
(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m.l
Wadaag:
Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah.
Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar.
K. ah: sidiq.
m.l
Wadaag:
Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Faras qoor ah oo loo reebo in uu fardaha boodo.
m.l
Wadaag:
Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: