Qeexid

"eeg kordhi. ld kordhis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kordhin oo kali ah:
  • BBC-Saraakiisha Gaashaandhiga ee Mareykanka oo sheegaya in ay kordhinayaan baadigoobida Saddaam Xuseen, ka dib markii ay ciidamadu heleen warar sheegaya in uu Saddaam wali nool yahay oo uu joogo Ciraaq.
  • Afhayenka Al-shabaab Sheekh Mukhtar oo isaguna la hadlay Al-Jazeera ayaa sheegay inaysan donayn inay la hadlaan DF, balse taas badalkeda ay kordhin doonan dagallada ay ka wadaan gudaha Somalia.