Qeexid
"eeg kori. ld koris."
"eeg kori. ld koris."
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Curiye neef cagaar-hurdi ah oo firfircoon kana tirsan haloojinnada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyeyaasha). Waxa laga helaa biyaha badda, cusbada harooyinka iyo helaytka (NaCl) oo tuulma fadhiisimo dhul-hoosad ah. K.ta oo ah ogsidheeye xooggan, waxa lagu xisaabay in dhulka oogadiisa ay ka tahay 0.055%.
m.dh
Wadaag:
koritaan dhaqaale m.l (dhaq.) Koritaan warshad ama dhaqdhaqaaq dhaqaale, wax kordha lacagta ku baxda iyo wax-soo-saarka.
Wadaag:
In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo.
Koox dad ah. ld hormo.
m.dh
Wadaag: