Qeexid
Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado.
Qeexid Xigta
Ilaalo.
Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado.
Ilaalo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg korjoogee. ld korjoogteyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -teeyay, -teysay
Qeexid: ld korjoogee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld korjoogeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: (f.g) Nafley hortooda taagnaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh.t
Qeexid: (-do, ml.) Harag iwm oo labaatan xabbo ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax fidsanaa isku soo roorid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel sare; dul.
Qeexid Xigta: Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-gayaal, m.l/dh) Qof koox madax u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: kore2 s. Meel sare ku sugan; korreeya.
m.l
Qeexid: ld korow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Meel ku nagaan.
Qeexid Xigta: Jirid; noolaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
Qeexid Xigta: (-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
Qeexid Kale: ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.