"eeg korjoogee. ld korjoogteyn."
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
m.l
ld korjoogeyn.
m.dh
Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado.
Ilaalo.
(-ooyin, m.l) Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya
ld korjoogee.
f.mg2
-teeyay, -teysay
eeg xoogee.
m.f.dh
(-gayaal, m.l/dh) Qof koox madax u ah.
(-do, ml.) Harag iwm oo labaatan xabbo ah.
m.dh.t