"(-ooyin, m.l) Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya"
Wadaag:
Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado.
Ilaalo.
m.l
ld korjoogee.
f.mg2
-teeyay, -teysay
(-gayaal, m.l/dh) Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
ld korjoogeyn.
m.dh
(-ooyin, m.l) Haweeney koox madax u ah.
eeg korjoogee. ld korjoogteyn.
m.f.dh
(-do, ml.) Harag iwm oo labaatan xabbo ah.
m.dh.t