Qeexid

"(-rro, m.dh) Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kormeer oo kali ah:
  • Kormeerayaasha Qaramada Midoobay, waxay sheegayaan in ay xadka ka jirto xiisad sii kordhaysa iyadoo ay soo dhow dahay in lagu dhawaaqo calaamadaynta rasmiga ah ee xadka labada dal.
  • Muqdisho (AllPuntland) - Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Barlamanka Md Cusmaan Cilmi Boqore ayaa faah faahin ka bixiyay kormeerka ay ku tageen qeybo ka mid ah goobaha ay ku barakaceen dadka ka cararay dagaalada muqdisho.