Qeexid
"Hawl iwm socodkooda u kuurgelid."
[-ray, -rtay]
kormeer2 ay
kormeer2 tay
f.g1"Hawl iwm socodkooda u kuurgelid."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
m.l
Wadaag:
Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero.
Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.
m.l
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) Faras qoor ah oo loo reebo in uu fardaha boodo.
m.l
Wadaag:
Warwareeg aan dani ku jirin samayn.
Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho.
Ku m.: wax ku dul warwareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Socod wareeg ah socosho.
Ku m.: xarig wax ku xirid.
Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.l
Wadaag:
(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m.l
Wadaag:
Meel iyada oo waxgaar ah laga baarayo aaggeeda hore kuwareegid.
Wax afmeer u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.dh) Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer2, dammeer2.
m.dh
Wadaag: