Qeexid

"Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero."

Qeexid Xigta

Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kormeere oo kali ah:
  • Haddaba, Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha wakiiladda DGPL oo maanta u waramay Radio Garowe ayaa sheegay in Xarumihii ay kormeereen dhammaantood ay ahaayeen kuwo haawanaya marka laga reebo labo wasaaradood.
  • Waxaa kale oo wafdigu kormeereen Fasallo cusub oo dhawaan lagu kordhiyay dugsiga Cumar Samantar ku waas oo wax wayn ka badaley baahidii ka jirtey dugsiga.