Qeexid
"(-wyo, m.dh) Xoolaha intooda aan irmaaneyn."
"(-wyo, m.dh) Xoolaha intooda aan irmaaneyn."
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m.l
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kororsiimo ku darsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.
Danabka lafteeda.
m.dh
Wadaag:
korolla ilaacayaal m.l (-lo, m.dh) (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.
Wadaag:
Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
m.l
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo soomyadu waxay ka koobanyihiin koro matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
m.l
Wadaag:
(baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Bir ka tirsan curiyeyaasha kalaguurka ah, dabiici ahanna u jirta koromayt. Waxay aad ugu badantahay dalka Simbaabwi.
m.l
Wadaag:
Badar karsamaya qaar gurasho.
Badar koron-kor ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(baay.) Xidhmo dun oo kala ah oo ka somaysantay koromosoom xilliga wejiyada hore ee qaybsanka unug-ga.
m.dh
Wadaag: