Qeexid
"(baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah."
"(baay.) Walaxda ay koromosoomyadu ka samaysan yihiin. Waxay ka kooban tahay borotiinno (gaar ahaan histoono), DNA iyo waxoogaa yar oo RNA ah."
Wadaag:
(baay.) Xidhmo dun oo kala ah oo ka somaysantay koromosoom xilliga wejiyada hore ee qaybsanka unug-ga.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Koox ka mid ah borotiinnada miiqan ee laga helo timaha, baalasha, qoobobka iyo geesaha.
m.l
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo soomyadu waxay ka koobanyihiin koro matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m.l
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.
Danabka lafteeda.
m.dh
Wadaag:
korolla ilaacayaal m.l (-lo, m.dh) (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.
Wadaag:
Wax kororsiimo ku darsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
m.l
Wadaag: