Qeexid

"(-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo soomyadu waxay ka koobanyihiin koro matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha."

Wadaag: