Qeexid
"Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo."
"Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo."
Wadaag:
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m.l
Wadaag:
Badar karsamaya qaar gurasho.
Badar koron-kor ka dhigasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.
Danabka lafteeda.
m.dh
Wadaag:
eeg koronkorayso. ld koronkoraysad, koronkoraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad. ld koodh.
m.l
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar.
m.l
Wadaag:
korolla ilaacayaal m.l (-lo, m.dh) (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.
Wadaag:
Wax kororsiimo ku darsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-myo, m.dh) (baay.) Dhisme dun oo kale ah oo laga helo bu'da unugyada dhirta iyo naflayda . Koromo soomyadu waxay ka koobanyihiin koro matiin, waxaanay qaadaan hiddo-sidaha, kaasoo suga astaamaha noolaha.
m.l
Wadaag: