Qeexid

"Inta, wax ku darsanta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga koror oo kali ah:
  • Kasoo sababa khilaaf markasta uu maamulka mudadiisu dhamaato, sida; 2001 iyo 2004 oo mid walba kororsiimo sharci daro ah la isku dayay.
  • Shiikha wuxuu aaday meel walbo oo uu ku tabaayay in cilmi uu yaalo oo uu ka sii kororsan karo, meelaha uu cimliga u dontay dalka gudihiisa waxaa ka mid ahaa Mateey Aw Xasan oo ku taala Afgooye iyo Magaalada Muqdisho.