Qeexid
"(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar."
"(kiim.) Isbeddel togan ama taban ee ku dhaca doorsoome. Koror guud ahaan waxaa loo isticmaalaa micno ahaan isbeddel yar."
Wadaag:
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax is khordin.
Ku k.: wax, wax kale ku darid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax kororsiimo ku darsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Jaadadka daanyeerka mid ka mid ah oo yaryar aadna u fudfudud; kore.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Dawan geed laga qorey oo xoolaha qoorta loogu xiro.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Istaag ku daalid.
(f.mg) Dhiig sanka ka imaansho.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Qeyb cilmiga fisikada ka mid ah oo isku dhaf ah oo loo yaqaan danab, loona isticmaalo quwad dhalin sida guryo ifinta, karinta, waraabka iwm.
Danabka lafteeda.
m.dh
Wadaag:
korolla ilaacayaal m.l (-lo, m.dh) (bot.) Laacayaasha ubaxa. Wuxuu ku wareegsan yahay faxal sidaha iyo aarballada.
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan koronkor2 m.dh Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
m.l
Wadaag: