Qeexid

"ld kororsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kororsad oo kali ah:
  • Sidoo kale, xildhibaanku carrabka ku dhajiyay in Baarlamaanka Somalia uusan ka laabanayn gio’aanka uu muddada ku kororsaday iyo doorashooyinka uu dalka ku qabanayo inta aan la gaarin bisha August ee sannadkan.
  • Adduun iyo aakhiraba aqoon la kororsaday iyo cilmi la bartay ayaa lagu liibaani karaa, laguna badbaadi karaa.