Qeexid

"Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah."

Qeexid Kale

K. ah: sidiq.

Qeexid Xigta

Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar.

Wadaag: