Qeexid
"Socoto reero u marti ah."
"Socoto reero u marti ah."
Wadaag:
Faa'iidada laga helo ganacsiga.
Lacag laysku dhigto marka turub la cayaarayo oo bannaanka ka ah wixii lagu ciyaarayey.
Dad dhex-dhexaadiya laba qolo oo dagaashan.
m.l
Wadaag:
Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax kororsiimo ku darsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xarig hab saddex lugood ah u tabin.
f.g1
-hay, -hday
Wadaag:
Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo.
Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus.
Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.
m.dh.u
Wadaag:
(f.g) Wax, wax kale ka kor marin.
(f.mg) U k.: badeeco iwm faa'iido saarid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah.
Raar aqalka miyiga dhalada laga saaro; dhalo-saar.
K. ah: sidiq.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale dushiisa yaalla ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Neef korka ku leh baro midabo ah.
Xoor barobaro leh.
m.l
Wadaag: