Qeexid
"(-llo, m.dh) Qumbe ligligii laga gooyey oo haruub loo yeelay."
"(-llo, m.dh) Qumbe ligligii laga gooyey oo haruub loo yeelay."
Wadaag:
Madax; horfiiq.
Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato.
(- llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.
m.l
Wadaag:
Xanuunka ay ummushu dareento marka ilmasidaheedu isku soo uruurayo.
(-llo, m.dh) Uurjiif.
Wax indhuhu aanay qaban karin.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (nax.) Curiye aan doorsoomin oo hawshiisu tahay in layeele dadban uu qabadsiiyo falka weerta. Tus. “Safiya baa salligaas ku tukatay”.
m.l
Wadaag:
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel sare; dul.
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
m.l
Wadaag: