Qeexid
"Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid."
[-xay, -xday]
kowrax ay
kowrax day
f.g1"Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid."
Wadaag:
Hilib wax la kowrixiyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Lambarka tirada laga billaabo oo labada ka horreeya; hal, mid; “1”. ld koow.
m.dh.t
Wadaag:
(jool.) Adke aan cufnayn oo burbura midabkiisuna yahay boor oo ay ku jiraan ilaa 80% kaarboon ahi. Waa hadhaaga la helo marka la samaynayo neefta dhagax dhuxuleedka. Waxa kale oo laga diyaariyaa dhagax-dhuxuleedka oo lagu shido heerkul hoose.
m.l
Wadaag: