Qeexid
"Hilib wax la kowrixiyay ahaansho."
[-naa, -nayd]
kowraxsan aa
kowraxsan ayd
f.mg4"Hilib wax la kowrixiyay ahaansho."
Wadaag:
Hilib iwm oo inuu suyaco looga baqayo dabayl u dhigid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax la dhaqaaleyey ahaansho.
Hilib wax suyacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad ama xoolo wax weyraxay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho.
Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof).
Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof).
Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: