Qeexid
Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; - oobi) Kubadhagaxow ku dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg kubadha-gaxow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xoobay, -xowday
Qeexid: Uurdhagax noqosho (qare).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Mid ka mid ah afarta caloolood ee raamsatada oo leh laallaabyo ay ku shiiddo cuntada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]