Qeexid
"Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo."
"Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo."
Wadaag:
(-oobay, -owday; - oobi) Kubadhagaxow ku dhicid.
f.mg1
Wadaag:
Uurdhagax noqosho (qare).
f.mg1
-xoobay, -xowday
Wadaag:
Mid ka mid ah afarta caloolood ee raamsatada oo leh laallaabyo ay ku shiiddo cuntada.
m.dh
Wadaag: