Qeexid
"(-oobay, -owday; - oobi) Kubadhagaxow ku dhicid."
"(-oobay, -owday; - oobi) Kubadhagaxow ku dhicid."
Wadaag:
Kolka calooshu qallasho oo saxarada imaatinkeedu yaraado ama dhib noqdo.
m.l
Wadaag:
Uurdhagax noqosho (qare).
f.mg1
-xoobay, -xowday
Wadaag:
Mid ka mid ah afarta caloolood ee raamsatada oo leh laallaabyo ay ku shiiddo cuntada.
m.dh
Wadaag: